Caynaba Media Group

Dalka Somaliland iyo Huawei W/Q Maxamed Aden Hassan

0
Wednesday July 29, 2020 - 00:00:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 25
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Somaliland iyo Huawei W/Q Maxamed Aden Hassan

    USA, Huawei waxay ku edeyen basaasida xogta xafiisyada dawladda iyo guud ahaan dadka isticmala smart phones

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

USA, Huawei waxay ku edeyen basaasida xogta xafiisyada dawladda iyo guud ahaan dadka isticmala smart phones

gacanta e shirkadda huawei , Waxa markiba USA dhinac la noqday o so raacay dalalka japan, Australia, iyo new Zealand iyo waliba UK O saaray cuna qabatayn iyo xanibaad la saarayo isticmaalkeda Dhinac dawladed iyo xag shacaba.



Inta badan china wuu basaasa reer galbeedka waa sida ay ku edeyaan reer galbeedkiyu Hadaba iyado sidaas ah waa in aynu aad u fahanaa arintaas madama aanu fiicnayn xidhidhka china iyo dalkeena Somaliland ,dhinaca xog kaydinta iyo xog iswaydaar siga dawlad ahaan iyo shacab ahaanba.


Way adagtahay dalkeena in laga guuro qalab ay ledahay Huawei marka laga eego dhinaca dhaqalaha balse taas waxaynu ka xilin karnaa o kaga hortigi karnaa waa in aynan u isticmalin xogaha aadka u muhiimka ah iyo warawarynta siiba dhinaca dawladda iyo guud ahaan shirkaddaha dalka.


Teeda kale waxa jira dhalinyaro badan o isticmala barro bulsho o dalka china laga leyahay dhalinyaradisana waa in ay aad uga fiirsadan maadama barahaas bulsho dalal badan laga mamnucay si anay xogta dadwaynahoda lo xadin dhalinyaradana waa in ay iska dayaan ka hortag ahaan si aan xogtoda lo xadin.


Qarnigan waa layska daayay in si toos ah laysu werero waa xaa laysku dilaa xadida xogaha iyo hal abuurka waana dagaalka lo yaqaan cyber attack e manta aduunka laga isticmaalo.

 

 


LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

……………………………………………………………………………………………………

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

 

BYMohammed Adam Hassan

Engineer Diplomacy , Researcher and writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  moadam203@gmail.com

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip