Caynaba Media Group

Kootada Haweenku Ma Shaqo Abuur Baa Mise Waa Shuqul Kale?

0
Tuesday July 28, 2020 - 23:57:30 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 35
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kootada Haweenku Ma Shaqo Abuur Baa Mise Waa Shuqul Kale?

    Kootada haweenku ma shaqo abuur baa mise waa shuqul kale?— Isbarkan baa lagaa yidhi!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kootada haweenku ma shaqo abuur baa mise waa shuqul kale?— Isbarkan baa lagaa yidhi!


 

1) Horta haddii gabadha baaralamaanka kooto lagu fadhiisiyo, maxaa laga faa’iidayaa?

 

2) Ma cid gaar ah ayay dheef u keenaysaa oo metelaysaa, mise mushaharkeeda ayay dumarku la qaybsanayaan?sow dadku uma sinna lab iyo  dhedigba oo ma wada metelayso?

 

3) Adigu maxaad ku kala xigtaysanaysaa in uu walaalkaa ku metelo iyo in ay walaashaa ku metesho?

haddiise wax gaar ah laguu soo goynayo keebaad ku hallayn kartaa?

 

4)Reerkii inantooda meesha geeyey haddii inantii ay reer kale guursadaan, ma loo beddelayaa xubintaas oo qof kale oo metela ma loo magacaabayaa, illayn waa tan deegaamada wax loo qaybsanayee?

 

5) Sideedaba ma qof waxqabad inagu metela ayaynnu u baahannahay mise mid jinsi- lab ama dhedig – inoo kala metela?

 

Aar bal su’aalahan iiga jawaaba intaynaan weerar iyo weerar celis u kala bixin.

 

WQ: Dr-abdulqani Hussein Beder




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip