Caynaba Media Group

Tallo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka

0
Thursday May 21, 2020 - 11:34:57 in Wararka by Burco Staf
  • Visits: 76
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tallo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka

    Tallo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tallo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka Tallo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka

W/Q: Maxamed Cabdi Haybe

Marka hore waxaan u mahadnaqayaa Ilaahay subxaana watacaalaa ,marka xiga waxaan mahadnaqayaa xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland sida wanaagsan ee ay ugu dedaalayso ugana howlgalayso marxaladda adag ee aynu maanta ku jirno iyadoo adduunku uu maanta la tacaalayo xanuunka halista ah ee COVID -19, sidoo kale waxaan fariin halkan uga dirayaa shacabwaynaha Somaliland inay u dhaga nuglaadaan xukuumadda lana shaqeeyaan oo ay ka digtoonaadaan isu imaan shaha aan la ogolayn iyo sidoo kale inay qaataan talooyinka gudiga qaran ee ka hortagga xanuunka. Sida aynu ognahay xanuunkani waa mid halis oo adduunkii ku wareeray sidii loo dawayn lahaa ama loogu heli lahaa talaal.

Waxaan jeclaan lahaa in shacabku ay iska dhaafaan khuraafaadka ay isugu sheekaynayaan ,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip