Caynaba Media Group

Keligii Taliyaha Ayaa Dhaliya Jabhadaha W Q : Cabdikhaaliq Cumar Xinnif.

0
Sunday April 19, 2020 - 04:44:10 in Maqaallo by Mohamed dirir
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Keligii Taliyaha Ayaa Dhaliya Jabhadaha W Q : Cabdikhaaliq Cumar Xinnif.

    Keligii Taliyaha Ayaa Dhaliya Jabhadaha W Q : Cabdikhaaliq Cumar Xinnif.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keligii Taliyaha Ayaa Dhaliya Jabhadaha W Q : Cabdikhaaliq Cumar Xinnif.
Keligii Taliyaha Ayaa Dhaliya Jabhadaha  W Q : Cabdikhaaliq Cumar Xinnif. 

Xukunka Iyo Halbeeg la maanta Cida Maanta Talada dalka haysa ayaa Dhashay Hagaaska Iyo Hilowga Bulshada Ee Qaarba Meel Afka Saareen.

Shacabku Inay Jabhadeeyaan , Qaarna Xamar U Hanqal Taagaan Waa Midhaha Marka La is dhegaysan waayo Taladii La wada lahaa ee Loo Igmaday Waxaana somaliya ay Halkaa kaga maahmaahday Rag Caddaalad Waayaa Sidii Cawsha Kala Yaac .


Hogaaminta Maanta ee Dalka Ka Muuqata iyo Hagardaamooyinka aan Dareemaynaa Waa qodaxda Ka Danbaysa iyo dhaxal Xumada Kasoo ifbaxaysaa Waa Tan inoo Muuqata .

Hogaamintu Maaha Sawir iyo Malle awaal ee Waxaa Dheelitira Tudhaale iyo Talawanaag loo midaysan oo La wadaagay Balse aan Lala Kala Jeesan.

Maanta waxaad moodaa in Dalku Marayo inuu Marba xiliga ka danbeeya Kasoo Degayo Halkuu Taagnaa isagoo sii Muquuranaya Badweyn iyo Mawjado Waaweyn oo Hirarkeedu ina qaran karaan Hadaan Laga Dabaalan .

Maanta iyo Somaliland Ninka Mindida daabkeeda Haya Uma muuqdo inuu Ka shaqaynayo Badbaadinta Dadkiisa iyo Midaynta Shacabkiisa Cadawgu Fadhataysanayo Tiiyoo uu kaga mashquulay Waxyaabo Kale 

Xukuumada 3 jirsatay ee uu hogaanka u Hayo Muuse biixi Xaalkeedu wuxuu Ku afbeelay  Xidha, Ku Jiqsii , Car Juuq dheh iyo Hanjabaad Taasoo aan carano u Lisi doonin Cidna Iyadoo Hore loogu Maahmaahay KARIS XUN IYANA KU WAX LA .

Waxaan Garab siin doonaa CID kasta oo qarankan Jecel Jiritaankiisa Mana Noqon Doono mid taageera Oo u Raxleeya Waxay wadaan kuwa Ku cadawga ah Gogosha Nabadeed een Ku Fadhiyo Dadkayguna ku seexdo.

Dhuuni wax la Mariyo Iyo dhadhamo Ma dhaafsan doono Dhulkayga hooyo  waxaana Jira Maalmo Badan Oo Wanaagsan Duniduna maanta oo keliya maaha Waase Lama huracan in Ragu Ka Heshiiyo wax kasta oo Uu Isku Khilaafo.

Ishaa macalin ah Maalmuhuna Horteena ayay imaan doonaa waana Eegi Waqtiga iyo waayaha Rabina was ogyahay Wax kasta 

Wabilaahi Tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip