Caynaba Media Group

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Cudurka Coronavirus

0
Thursday March 26, 2020 - 09:32:34 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Cudurka Coronavirus

    Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Cudurka Coronavirus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Cudurka Coronavirus
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Cudurka Coronavirus

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar oo Maanta xafiiskiisa kula hadlay saxaafadda ayaa bulshada u diray farriin ku saabsan sidii Caabuqa COVID-19ka looga hortagi lahaa.

Madaxwaynaha ayaa bulshada ku guubaabiyay, inay yareeyaan isu imaanshaha iyo goobaha ay bulshadu ku kulanto sida, Makhaayadaha, xarumaha adeega bixiya sida, Bankiyada iyo xarumaha Isgaadhsiinta.

Madaxwaynaha ayaa farriin gaara u diray Ciidamada amaanka ee kala gadisan ee DDS, inay ilaaliyaan ammaanka xuduudaha madaamo oo dhawaan la xidhay , isla mar markaana inay fuliyaan awaarmita la xidhiidhay Caabuqa COVID-19 ee ay xukuumadu soo saarto.

dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa qaaday tallaabooyin dhawr ah oo is xigxiga oo laga hortagayo Cubaqan, iyada oo la magacaabay Guddi heer deegaan oo si toos ah ula socda wixii is badalo ah ee yimaada, waxaana xusid mudan in ilaa maanta aan deegaanka laga helin wax bukaan ah oo qaba fayrasaka CORONOGA, marka laga tago 2 ruux oo looga shakiyay, hase ahaate baadhis Caafimaad ka dib la xaqiijiyay inay Caafimaad qabaan.



 
 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip