Caynaba Media Group

Hooyada Dhashay Edinson Cavani Oo Kashiftay Kooxda Uu Wiilkeeda Doonayo – Chelsea Ama Atletico Madrid?

0
Thursday January 23, 2020 - 01:37:07 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hooyada Dhashay Edinson Cavani Oo Kashiftay Kooxda Uu Wiilkeeda Doonayo – Chelsea Ama Atletico Madrid?

    Frank Lampard ayaa wajahaya hooyada dagaalada oo dhan si uu u helo weeraryahan Edinson Cavani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Frank Lampard ayaa wajahaya hooyada dagaalada oo dhan si uu u helo weeraryahan Edinson Cavani.

Hooyada dhashay xiddiga Paris Saint-Germain ayaa ka hadashay dagaalka u dhaxeeya kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid ee ku aadan saxiixa wiilkeeda.

Berta Gomez ayaa iyadoo saxaafada la hadleysa waxay tiri: "Waa arin isku qasan laakiin wuxuu doonayaa inuu u dheelo Atletico Madrid, haddii uusan haatan u dheelin wuxuu u dheeli doonaa xagaaga.

"Muddo badan ayaa sugeynay laakiin wiilkeyga oo kaliya kuma xirna laakiin waxay ku xiran tahay PSG iyo Atletico Madrid.

"Waan fahamsanahay booska ay taagan yihiin laakiin ma fahamsanin sababta ay u doonayaa inuu sii joogo marka ay kaliya ciyaarsiinayaan lix daqiiqo.

 

"Ulama dhaqmayaan si fiican marka loo eego wixii uu u soo qabtay ku dhawaad tobadii sannadood ee uu PSG joogay.”

AdvertisemTababaraha Chelsea Frank Lampard ayaa si maldahan u sheegay inuu doonayo inuu la soo wareego xiddiga reer Uruguay Cavani isagoo raadinaya in kooxdiisa ay dhaliso goolal badan.

Baadigoobka weeraryahan cusub waxaa sii kiciyay markii Chelsea ay labo jeer iska dhiibtay hogaanka kulankii ay xalay la ciyaareen 10 xiddig oo Arsenal ah iyo dhaawacii soo gaaray Tammy Abraham




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip