Caynaba Media Group

BAANKA DHEXE : Gudoomiye Baqdaadi Oo Maanta Dhaliyay Mid Ka Mid Goolkiisii Shaqada Iyo Waxqabadkii Ugu Wanaagsanaa Sanadka 2020

0
Monday January 13, 2020 - 14:07:54 in Wararka by Mohamed dirir
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAANKA DHEXE : Gudoomiye Baqdaadi Oo Maanta Dhaliyay Mid Ka Mid Goolkiisii Shaqada Iyo Waxqabadkii Ugu Wanaagsanaa Sanadka 2020

    BAANKA DHEXE : Gudoomiye Baqdaadi Oo Maanta Dhaliyay Mid Ka Mid Goolkiisii Shaqada Iyo Waxqabadkii Ugu Wanaagsanaa Sanadka 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAANKA DHEXE : Gudoomiye Baqdaadi Oo Maanta Dhaliyay Mid Ka Mid Goolkiisii Shaqada Iyo Waxqabadkii Ugu Wanaagsanaa Sanadka 2020

 

BAANKA DHEXE : Gudoomiye Baqdaadi Oo Maanta Dhaliyay Mid Ka Mid Goolkiisii Shaqada Iyo Waxqabadkii Ugu Wanaagsanaa Sanadka 2020

 

Madaxweynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan Mushaharooyinkooda

Hargeysa-13/01/2020-()-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay adeega E-shilling, kaasoo sahlaya in shaqaalaha dawladdu mushaharooyinkooda ku qaataan qaab Electronic ah ama Online ah.

Bangiga dhexe ee Somaliland oo isagu hindisay mashruucan ayaa sheegay in barnaamijkani wax badan ka qaban karro adeega islaxisaabtanka iyo hufnaanta, isalamrkaana ay fursad u tahay shaqaalaha dawladda ee jooga goboladda dalka oo hal mar ay wada gaadhi doonto mushaharkoodu.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip