Caynaba Media Group

DEG DEG: Isku Aadka Wareega 4aad Ee FA Cup Oo La Soo Saaray Iyo Kooxaha Waa Weyn Oo Kala Badbaaday

0
Tuesday January 07, 2020 - 00:27:00 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Isku Aadka Wareega 4aad Ee FA Cup Oo La Soo Saaray Iyo Kooxaha Waa Weyn Oo Kala Badbaaday

    Manchester United ayaa lagu qasbay isbuucaan kulan ku celis ah ka dib barbarihii ay la galeen Wolves

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa lagu qasbay isbuucaan kulan ku celis ah ka dib barbarihii ay la galeen Wolves

, labada kooxood kooxdii u soo gudubta wareega afaraad waxay ku dhici doonaan kooxdii soo gudubta kulanka kale ee ku celiska ah ee Watford iyo Tramere.

Kooxda Chelsea waxay wareega afaraad isku soo aadeen kooxda heerka labaad ee Hull City oo marti loo noqon doono.

Kooxda Jose Mourinho ee Tottenham oo iyadana lagu qasbay kulan ku celis ah isbuucaan oo ay la ciyaari doonaan Middlesbrough ayaa haddii ay soo badiyaan waxaa wareega afaraad ku sugeysa Southampton.

Halka kooxdii caawa badisa Arsenal iyo Leeds ay wareega afaraad marti u noqon doonto kooxda Bournemouth.

Kooxda difaacaneysa koobka ee Manchester City waxay Etihad Stadium ku martigelin doontaa kooxda Fulham.

Liverpool oo xalay ka soo gudubtay kooxda Everton waxay u safri doontaa wareega afaraad midkood kooxdii soo gudubta Bristol City ama Shrewsbury.

Wareega afaraad ee FA Cup waxaa la ciyaari doonaa 24ka iyo 25ka bishaan Janaayo.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:

Hull City vs Chelsea

Southampton vs Middlesbrough or Tottenham

Watford/Tramere vs Wolves/Man Utd

QPR vs Sheffield Wednesday

Bournemouth vs Arsenal/Leeds

Burnley vs Norwich

 

West Ham vs West Brom

Reading/Blackpool vs Cardiff/Carlisle

Millwall vs Sheffield United

Brentford vs Leicester

Northampton vs Derby

Rochdale/Newcastle vs Oxford United

Man City vs Fulham

Bristol Rovers/Coventry vs Birmingham


Bristol City/Shrewsbury vs Liverpool

Portsmouth vs Barnsley



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip