Caynaba Media Group

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,

0
Wednesday June 05, 2019 - 11:03:02 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,

Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka iyo ka gudida xisbiga Waddani Holland.
Waxaan xuska ciidal Fidri awgeed, hambalyo u diraya bulshada reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka
joogaan iyo guud ahan bulsho-weynta islaamka ee dunida.

Waxaan ilaahay inoga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiyo nabadqab, caafimaad iyo barwaaqo.
Allah cibaadada suuban dhamaanteen haynaga aqbalo, haynagu daro kuwa u uu dembi dhaafo.


Dhamaantiin markale, waxaan idiin leeyhay " Ciid mubaarik, kulu caam wa antum bikheyr.
Taqabaal allahu mina wa minkum salixiil acmaal".

Amiin…………………….Amiin……………………..Amiin

wabilaahi tawfiiq.

Gudoomiye: Md Xiis Maxamed Cige.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip