Caynaba Media Group

Siyaasi [Khaliif Maxamed Warsame] Oo Kamida Siyaasiinta Somaliland Ayaa Hanbalyada Ciida La Wadaagay Bulshada Ku Dhaqan Somaliland

0
Wednesday June 05, 2019 - 00:42:48 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi [Khaliif Maxamed Warsame] Oo Kamida Siyaasiinta Somaliland Ayaa Hanbalyada Ciida La Wadaagay Bulshada Ku Dhaqan Somaliland

    Birmingham(CYN)Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame oo kamida siyaasiyiinta waawayn ee Reer Somaliland ayaa hanbalyo u diray shacabi waynaha Somaliland ee ku nool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Birmingham(CYN)Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame oo kamida siyaasiyiinta waawayn ee Reer Somaliland ayaa hanbalyo u diray shacabi waynaha Somaliland ee ku nool

dalka iyo daafaha Caalamka.Siyaasiga oo ku sugan dalka Uk ayaa waxa bulshada reer Somaliland ku hanbalyeyeey munaasibada Ciida iyo Soonka bisha Ramaadaan isagoona u rajeeyey inay sanadkan, sanadkiisa ku gaadhaan Nabad-qab iyo Caafimaad. "Halkan waxaan hanbalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhamaan umada Islaamka ah meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka Somaliland: Ciid Mubarak,Ciid Mubarak. Ilahay caafimaad qab iyo nabad geliyo, bash-bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiyo sanadkan sanadkiisa.” Ayuu yidhi Khaliif Maxamed Warsame

Khaliif Maxamed Warsame waxa uu sidoo kale bulshada islaamka ah ee ku nool caalamka u rajeeyey inay alle ka dulqaado dhibaatooyinka haysta. "Umada somalilandna waxaynu rajaynayanaa khayr iyo nabad gelyo taam ah,Dhamaan umada Islamka ahna waaynu Ilaahay uga baryaynaa in quluubtooda iyo Qalbigooda uu Burcad isu mariyo, Ciid Mubarak"




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip